Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya iyo Cabsi hor leh oo soo korortay

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda xiligan mid faraha kasii baxaya, waxaana qeybo badan oo kamid ah caasimada kusoo kordhaya dilal qorsheesan oo shaqsiyaad gaar ah loo geesanayo iyo qaraxyo. Bishan November magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qaraxyo tiro badan iyo dilal loo geestay dad shacab ah iyo sidoo kale dad u shaqeeya dowlada oo … Continue reading Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya iyo Cabsi hor leh oo soo korortay